HomeWararEthiopia oo sheegatay inay xukun ku riday rag lala xiriirinayo Xarakadda Alshabaab.

Ethiopia oo sheegatay inay xukun ku riday rag lala xiriirinayo Xarakadda Alshabaab.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Idaacadda Fana ee jaalka la ah Warbaahinta Dowladda dalkaasi ayaa shalay baahisay in xukun min 6 sanno ah lagu xukumay 2 nin oo lagu soo eedeeyey inay doonayeen inay Ethiopia ka dhidbaan Koox mataano la ah Xarakadda Alshabaab, waa sida hadalka loo dhigay. Idaacadda FANA oo ku taalla magaalladda Addis Abeba, waxay magacyadda ragga xukunka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Idaacadda Fana ee jaalka la ah Warbaahinta Dowladda dalkaasi ayaa shalay baahisay in xukun min 6 sanno ah lagu xukumay 2 nin oo lagu soo eedeeyey inay doonayeen inay Ethiopia ka dhidbaan Koox mataano la ah Xarakadda Alshabaab, waa sida hadalka loo dhigay.

Idaacadda FANA oo ku taalla magaalladda Addis Abeba, waxay magacyadda ragga xukunka lagu riday ku kala sheegtay  Bedris Yuusuf iyo Aanis Osman.

- Advertisement -

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Ethiopia ayaa sheegay in raggaasi la xiray 3 sanno ka hor, kadib, markii lagu soo oogay inay weerar ka fulin lahaayeen Ethiopia, waa sida uu hadalka u dhigay.

Xeer-ilaaliyahaasi ma soo bandhigin wax caddaymo buuxa oo la xiriira Eedeymahaasi, iyadoo ragga la xukumay aan loo goolaanin inay qabsadaan Qareeno difaaca.

Ethiopia ayaa ka mid ah dalalka ay Ciiddanka ugu badan ka joogaan Somalia, inkastoo ay bishii October ee sannadkii hore la baxeen Kumanaan Askari, kadib, markii ay Kacdoon sameeyeen Qowmiyadaha Oramada iyo Amxaarada ee ugu tirada badan dalkaasi.

- Advertisement -

Waxaana weli dalkaasi  saaran Bandow, iyadoo ay Askartu geysanayaan Tacadiyo, waxaana dadka la iska xirayaa Maxkamad la’aan.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts