HomeWararDhageyso:Maamulka Gobolada dhexe ee Ahlusuna oo sheegay in Xildhibaano katirsan Baarlamanka Federaalka...

Dhageyso:Maamulka Gobolada dhexe ee Ahlusuna oo sheegay in Xildhibaano katirsan Baarlamanka Federaalka ay dhabar jabiyeen wada hadaladii Ahlusuna iyo Galmudug

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Kadib wadad hadaladii dhicisoobay oo ay muqdisho kulahaayeen Ahlusunada Dhuusamareeb iyo Maamulka Galmudug,kaa oo ay garwadeen ka aheed Dowlada federaalka ayaa waxaa kahadlay Maamulka labaxay Gobolada dhexe ee Ahlusuna. Warsaxaafadeed ay soo saraeen ayey kaga hadleen dadaalada dibu heshiisiinta waxaana ay sheegeen in Xildhibaano katirsan Aqalka sare iyo Golaha shacabka ay dhabar jabaiyeen shirarkii dibu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib wadad hadaladii dhicisoobay oo ay muqdisho kulahaayeen Ahlusunada Dhuusamareeb iyo Maamulka Galmudug,kaa oo ay garwadeen ka aheed Dowlada federaalka ayaa waxaa kahadlay Maamulka labaxay Gobolada dhexe ee Ahlusuna.

Warsaxaafadeed ay soo saraeen ayey kaga hadleen dadaalada dibu heshiisiinta waxaana ay sheegeen in Xildhibaano katirsan Aqalka sare iyo Golaha shacabka ay dhabar jabaiyeen shirarkii dibu heshiisiinta oo ay Muqdisho ku lahaayeen.

- Advertisement -

Dhinaca kale waxa warsaxaafadeedka lagu sheegay in aysan aqoon saneen shirarka ka socda Cadaado ee lagu dooranayo Madaxweynaha cusub ee Galmudug.

Warsaxaafadeed waxaa Dalsan la wadaagay Madax warfaafinta Maamulka Gobolada dhexe ee Ahlusuna Muxiidiin Cali Jimcaale Jakuula.

Halkan ka dhageyso Warsaxaafadeedka ay soo saareen Ahlusunada Dhuusamareeb:

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts