HomeWararAmnesty International oo ugu baaqday Puntland inay joojiyaan qorshaha lagu dilayo dhallinyaro...

Amnesty International oo ugu baaqday Puntland inay joojiyaan qorshaha lagu dilayo dhallinyaro da’ yar .

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

War-qoraal oo ka soo baxay Hay’adda Amnesty International ayaa loogu baaqay Maamulka Puntland inay sida ugu dhaqsaha badan u joojiyan qorshaha ay ku doonayaan inay ku dilaan dhallinyaro aad u yar oo ay ku eedeeyeen inay ka tirsan yihiin Dagaalamayaasha Alshabaab. Hay’addu waxay kaloo sheegtay inay ogaadeen in Maamulka Puntland maalmaha soo socda xukun dil […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War-qoraal oo ka soo baxay Hay’adda Amnesty International ayaa loogu baaqay Maamulka Puntland inay sida ugu dhaqsaha badan u joojiyan qorshaha ay ku doonayaan inay ku dilaan dhallinyaro aad u yar oo ay ku eedeeyeen inay ka tirsan yihiin Dagaalamayaasha Alshabaab.

Hay’addu waxay kaloo sheegtay inay ogaadeen in Maamulka Puntland maalmaha soo socda xukun dil ah ku fulin doonaan  2 wiil oo lagu kala magacaabo Maxamed Yaasiin oo 17-jir ah iyo Daa’uud Salad Sahal oo 15-jir ah.

- Advertisement -

Amnesty International waxay sheegtay inay Maxkamad Milliteri ay bishii February ee sannadkan 2-daasi wiil ku xukuntay dil, iyadoo lagu soo oogay inaydoor ku lahaayeen dilkii 3 Sarkaal oo ka tirsanaa Maamulka Puntland.

Ku-xigeenka Agaasimaha Amnesty Inteernational ee Bariga Afrika, Michaelle ayaa sheegtay in 5-ta wiil ee 3 ka mid ah la dilay lagu sameeyey jirdil, si ay u qirtaan Kiisaska lagu soo oogay.

Qaar ka mid ah Qoysaska Wiilashaasi ayaa u sheegay Amnesty International inay Wiilashaasi beeniyeen inay ka tirsan yihiin Alshabaab, balse lagu sameeyey jir-dil, sida koronto lagu qabtay, sigaar looga gubay xubnaha Taranka iyo in si aad ah loo garaacay.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Qoraal uu Ururka Midowga Europe soo saaray Khaamiistii la soo dhaafay waxay walaac xooggan ka muujiyeen xukunadda dilalka ee ku soo badanaya dalka Somalia.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts