HomeWararDHAGEYSO: Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo Fariin u Diray Ciidamada Amaanka

DHAGEYSO: Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo Fariin u Diray Ciidamada Amaanka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey ayaa fariin dardaaran ah u diray ciidamada amaanka ee maamulkaas, waxaana uu bogaadiyey howlah ay ka qabtaan nabad galayada deegaanka. Eng. Camey ayaa tilmaamay in ciidamadu ay ka hortageen dhowr jeer oo hore falal amaan darri oo uu xusay in lala maaganaa deegaanada Puntland, kuwaasi oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey ayaa fariin dardaaran ah u diray ciidamada amaanka ee maamulkaas, waxaana uu bogaadiyey howlah ay ka qabtaan nabad galayada deegaanka.

Eng. Camey ayaa tilmaamay in ciidamadu ay ka hortageen dhowr jeer oo hore falal amaan darri oo uu xusay in lala maaganaa deegaanada Puntland, kuwaasi oo ay ka mid ahaayeen qaraxyadii dhawaan lagu qabtay magaalada Boosaaso oo uu sheegay in Afar ka tirsan Shabaab ay gacanta ku dhigeen.

- Advertisement -

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts