HomeWararDHAGEYSO: Dibadbaxyo Looga Soo Horjeedo Dowladda oo Maanta Ka Dhacay Magaalooyinka Hirshabeelle 

DHAGEYSO: Dibadbaxyo Looga Soo Horjeedo Dowladda oo Maanta Ka Dhacay Magaalooyinka Hirshabeelle 

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa maanta banaanbaxyo waa weyn ay ka dhaceen deegaanada uu ka arrimyo maamulka Hirshabeelle, waxaana looga soo horjeeday, go,aanka ay dowladda ku joojisay diyaaradihii qaadka ee magaalada Jowhar, kadib dhowr maalin oo ay diyaaradahu ka dageen magaaladaas. Magaalooyinka Jowhar, Baladweyn, Balacad iyo Mahadaay ayay ka dhaceen dibad-baxyadu, waxaana isugu soo baxay boqolaal dadweyne oo diidanaa go,aanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa maanta banaanbaxyo waa weyn ay ka dhaceen deegaanada uu ka arrimyo maamulka Hirshabeelle, waxaana looga soo horjeeday, go,aanka ay dowladda ku joojisay diyaaradihii qaadka ee magaalada Jowhar, kadib dhowr maalin oo ay diyaaradahu ka dageen magaaladaas.

Magaalooyinka Jowhar, Baladweyn, Balacad iyo Mahadaay ayay ka dhaceen dibad-baxyadu, waxaana isugu soo baxay boqolaal dadweyne oo diidanaa go,aanka ka soo baxay dowladda.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah madaxda maamulka Hirshabeelle ayaa ka hadlay dibadbaxyadaan, waxaana ay sheegeen inay ka xunyihiin warka ka soo baxay dowladda dhexe, islamarkaaana eysan ogolaan doonin in lagu soo xad gudbo maamulkooda.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

 

- Advertisement -

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts