HomeWararBanaanbax Ka Dhacay Baladweyn Iyo Mid Hada Ka Socda Jowhar

Banaanbax Ka Dhacay Baladweyn Iyo Mid Hada Ka Socda Jowhar

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaarayo magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya in halkaasi uu maanta ka dhacay banaabbax ay dhigeen shacabka magaalada Baladweyne, waxaana looga soo horjeeday go,aanka ay dowladda ku joojisay diyaraadihii qaadka ee maalamahaan danbe ka dagayey garoonka magaalada Jowhar, kadib ganacsatada qaadka oo cabasho ka keenay canshuurta looga qaado garoonka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaarayo magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya in halkaasi uu maanta ka dhacay banaabbax ay dhigeen shacabka magaalada Baladweyne, waxaana looga soo horjeeday go,aanka ay dowladda ku joojisay diyaraadihii qaadka ee maalamahaan danbe ka dagayey garoonka magaalada Jowhar, kadib ganacsatada qaadka oo cabasho ka keenay canshuurta looga qaado garoonka Muqdisho.

Boqolaal dadweyne ayaa isu soo baxay magaalada Baladweyne, gaar ahaan xaruntii hore ee Darwiish, kuwaasi oo ka soo horjeestay go,aanka ka soo baxay wasaaradda duuiista hawada ee xukuumada oo sheegtay in tallabo laga qaadi doono diyaardii ku degtaa Jowhar, taasoo shacabku ay ku tilmaameen mid loogu xad gudbayo maamulka Hirshabeelle.

- Advertisement -

Dhinacakale, waraiyaha Radio Dalsan magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa soo sheegaya in hada magaalada uu ka socdo banaanabax weyn oo ay ka qeybgalayaan madax ka tirsan maamulka, waxaana looga soo horjeedaa, isla  go.aanka ay dowladda ku joojisay diyaaradihii qaadka ee Jowhar.

Dibadbaxa ayaa wali soconaya waxaana shacabka la hadlaya qaar ka mid ah masuuliyiinta Hirshabeelle, oo horey u sheegay inaysan aqbali doonin go,aanka wasaarada duulista hawada oo digniin u dirtay ganacsatada qaadka, Kadib markii dhowr maalin oo ay diyaaradaha jaadka ka dageen garoonka magaalada Jowhar.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts