HomeWararDiyaarado Dagaal oo Duqeyn Ka Geystay Gobolka Gedo

Diyaarado Dagaal oo Duqeyn Ka Geystay Gobolka Gedo

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Wararka naga soo gaarayo gobolka Gedo ayaa ku waramaya in diyaarado dagaal ay duqeeyeen Saldhig ay Alshabaab kulahaayeen degaanka War-gaduud ee koofurta Soomaaliya. Goobjoogayaal ayaa Radio Dalsan u sheegay inay maqleen dhawaqa hub culus oo ku soo dhacay deegaanka. islamarkaana geeystay waxyeelo. Ilaa iyo hada lama oga diyaaradaha duqeeyey deegaanka War-gaduud, halka lag leeyahay, waxaana la […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaarayo gobolka Gedo ayaa ku waramaya in diyaarado dagaal ay duqeeyeen Saldhig ay Alshabaab kulahaayeen degaanka War-gaduud ee koofurta Soomaaliya.

Goobjoogayaal ayaa Radio Dalsan u sheegay inay maqleen dhawaqa hub culus oo ku soo dhacay deegaanka. islamarkaana geeystay waxyeelo.

- Advertisement -

Ilaa iyo hada lama oga diyaaradaha duqeeyey deegaanka War-gaduud, halka lag leeyahay, waxaana la soo sheegayaan inay duqeyntaasi ka dhasheen khaasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, inkastoo aan la’ogaan heerka uu gaar siisanyahay.

La Soco Waxa Soo Kordho.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories