HomeWararDHAGEYSO: Maxkamada Ciidamada oo xukun ku riday Rag lagu soo Qabtay Walxaha...

DHAGEYSO: Maxkamada Ciidamada oo xukun ku riday Rag lagu soo Qabtay Walxaha Qarxa (SAWIRRO)

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa Go’aan maxkamadeed maanta ka gaartay kiiska laba ruux oo ku eedeysnaa inay ka tirsan yihiin Ashabaab, laguna qabtay dhawaan gaari laga soo buuxiyey walxaha qaraxa. Guddoomiyaha Maxkamada Darjada 1-aad ee Ciidamada Xassan Cali Nuur Shuute ayaa ku dhawaaqay xukunka, waxaana uu sheegay in ragaasi lagu helay fal dambiyeedkii lagu soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa Go’aan maxkamadeed maanta ka gaartay kiiska laba ruux oo ku eedeysnaa inay ka tirsan yihiin Ashabaab, laguna qabtay dhawaan gaari laga soo buuxiyey walxaha qaraxa.

Guddoomiyaha Maxkamada Darjada 1-aad ee Ciidamada Xassan Cali Nuur Shuute ayaa ku dhawaaqay xukunka, waxaana uu sheegay in ragaasi lagu helay fal dambiyeedkii lagu soo edeeyey, islamarkaana ay ku cadaatay eedeysanayaasha dambigii lagu soo oogay oo uu ilmaamay xukunka labada ruux inuu noqday min Toban sano oo xabsi ciidan ah, qofkii aanan ku qanacsaneyna uu ka qaadan racfaan xukunka maxkamada.

- Advertisement -

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts