HomeWararDHAGEYSO: Wasiirka Gaashaandhiga oo Tababar u soo Xiray ku dhawaad 400 oo...

DHAGEYSO: Wasiirka Gaashaandhiga oo Tababar u soo Xiray ku dhawaad 400 oo Askari

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Wasiirka cusub ee wasaaradda gaashaandhiga Cabdirashiid Cabdullahi Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho, gaar ahaan xarunta Jeneraal Goordan oo ku taala Nawaaxiga Tarabuuka tababar ugu soo xiray 387 askari oo ka tirsan ciidamada dowladda, kuwaasi oo ay tababar u sameysay dowladda Imaaraadka carabta. Munaasbada xiritaanka tababar kaas waxaa ka qeybgalay saraakiil  ciidan wasiirka cusub ee gaashaamdhiga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka cusub ee wasaaradda gaashaandhiga Cabdirashiid Cabdullahi Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho, gaar ahaan xarunta Jeneraal Goordan oo ku taala Nawaaxiga Tarabuuka tababar ugu soo xiray 387 askari oo ka tirsan ciidamada dowladda, kuwaasi oo ay tababar u sameysay dowladda Imaaraadka carabta.

Munaasbada xiritaanka tababar kaas waxaa ka qeybgalay saraakiil  ciidan wasiirka cusub ee gaashaamdhiga iyo madax kale, iyadoo ay ciidamadu kuso bandhigeen inta ay socotay xaflada wixii la baray, islamarkaana sameeyey dhoolatus kooban.

- Advertisement -

Wasiirka gaashaandhiga  C/rashiid C/llaahi Maxamed oo ka hadlay munaasabada ayaa sheegay in tababarka ay u qaateen ciidamada inay ku difaacaan danaha dadkooda iyo dalkooda, waxaana uu kula dardaarmay inay u shaqeeyaan shacabkooda.

Dhanacakale wasiirka ayaa uga mahadceliyey dowaladda Imaaraadka taageerida iyo garab istaaga ay u sameyneyso dowladda federaalka iyo shaqooyinka wanaagsan ay ka qabanaayaan gudaha dalka.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts