HomeWararQunsulliydda Somalia ku leedahay magaalladda Karachi ee Pakistan oo la dhacay.

Qunsulliydda Somalia ku leedahay magaalladda Karachi ee Pakistan oo la dhacay.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Abaarihii 03:00 aroornimo ee Saakayto ee Xilliga dalka Pakistan  Ayaa waxay koox hubeysan xoog ku soo galeen Dhismaha Qunsulliyadda Soomalida, oo uu ku yaallo Xafiiska Shirkadda Daawooyinka ee DIG South Azad Khan. Sarkaalka  Qunsulliyadda Soomaalida ugu qaabilsan dhinaca Baratakoolka . Imdaad Xuseen Shaah ayaa u sheegay Telefishinka Geo News ayaa sheegay in la wada dhacay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Abaarihii 03:00 aroornimo ee Saakayto ee Xilliga dalka Pakistan  Ayaa waxay koox hubeysan xoog ku soo galeen Dhismaha Qunsulliyadda Soomalida, oo uu ku yaallo Xafiiska Shirkadda Daawooyinka ee DIG South Azad Khan.

Sarkaalka  Qunsulliyadda Soomaalida ugu qaabilsan dhinaca Baratakoolka . Imdaad Xuseen Shaah ayaa u sheegay Telefishinka Geo News ayaa sheegay in la wada dhacay Xafiisyadda ku yaallay Dhismahaasi oo ay ku jirtay Qunsulliyadda Soomaalida.

- Advertisement -

7 dabley oo hubeysan  ayaa soo galay Dhismaha Qunsulliyadda, waxayna Dableyda afduub ahaan u qabsadeen 2 ka mid ah xubnaha Shaqaalaha, kadibna waxay Dableyda ku sugnayeen Dhismahaasi muddo 3 saacadood.

Dableyda waxay Quynsulliyadda ka dhaceen 4 Kombiyuutarada Laptop-ka, 4 Mobile iyo  hal xabbo ee Shashadda LDC.

Dableyda waxay kaloo horey u sii qateen  dhamaan Kamerooyinka Qarsoonaa  (CCTV) ee ku rakibnaa Qunsulliydda  iyo Shaashadii iyo Qalabka duuba Muuqaalladda Qarsoon (The CCTV records),

- Advertisement -

Bilowgii  bishii March 16-dii ee sannadkan, Pakistan iyo Somalia waxay u dabal degeen 57-guuradii ka soo wareegtay Xiriirka Diplomaasiyadeed ee Labada Waddan.

Waxaana Xaflad lagu maamusayey Munaasbaadaasi lagu qabtay Qunsulliyadda Somalia ku leedahay magaalladda Karachi, waxaana ka qeyb galay Danjiraha Somalia u joogta dalka Pkistan, Khadiija Maxamed Al-maqsuumi.

Xigasho: Geo News

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts