HomeWararKenya oo dardar gelinayso Dhismaha Gidaarka Xuduudka ay la wadaagto Somalia.,

Kenya oo dardar gelinayso Dhismaha Gidaarka Xuduudka ay la wadaagto Somalia.,

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dowladda Kenya  ayaa sheegtay inay dib u bilaabeen dhismaha Derbigaasi oo dhererkiisu yahay 700-KM, kaasi oo laga dhisayo Xuduudka Kenya la wdgto Somlia. Guddoomiyaha Gobalka Mandera, Fredrik Shisia yaa sheegay inay dib u bilaabeen Dhismahasi, oo ay dhisayan Ciiddanka Kenyaoo horey u joogay Xuduudkaasi, Waxa uu tilmmy inay inta badan Dgaalamayasha Alshabaab ku  sugan yihiin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Kenya  ayaa sheegtay inay dib u bilaabeen dhismaha Derbigaasi oo dhererkiisu yahay 700-KM, kaasi oo laga dhisayo Xuduudka Kenya la wdgto Somlia.

Guddoomiyaha Gobalka Mandera, Fredrik Shisia yaa sheegay inay dib u bilaabeen Dhismahasi, oo ay dhisayan Ciiddanka Kenyaoo horey u joogay Xuduudkaasi,

- Advertisement -

Waxa uu tilmmy inay inta badan Dgaalamayasha Alshabaab ku  sugan yihiin wax ka yar 20-KM oo u jirta Xuduudka, isla markana ay ka soo dusaan Xuduuka ee Deegaandda Fino, Omar Jillow iyo Arabia, si ay weeraro uga geystaan gudaha Kenya, waa sida uu hadalka u dhigay.

Jeneral KT Chepkuto oo ah Madax Dhismaha Derbiga ayaa sheegay inay Dowladda Kenya soo iibisay dhamaan Agabkii looga baahnaa Dhismaha Derbigaasi.

Waxa uu u mahad celiyey Guddoomiyeha Mandera, Ali Robo iyo Hoggaamiyayaasha Deeganka oo uu ku tilmaamay inay dhiirigelin niyadda iyo Siyaasadda siiyeen Ciiddanka, tan iyo markii ay Hawsha Dhismaha Derbiga kala wreegeen Dhllinyarada Adeegga Qarnka (The National Youth Service).

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts