HomeWararCiiddamo Ugandese oo ilaalo ka noqon doona Villa Somalia iyo Garoonka oo...

Ciiddamo Ugandese oo ilaalo ka noqon doona Villa Somalia iyo Garoonka oo soo gaaray Muqdisho.

Date:

Related stories

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ciiddankaasi Cusub oo maanta ka soo degay Garoonka Aadan Cadde ayaa waxay ka hoos shaqeyn doonaan Hawlgalka AMISOM, iyagoo taageeroa ka geysan doon Hawlgalladda socda ee Ammanka Somalia. Ciiddankaasi oo ah Kooxda 21-aad  waxay beddeli doonaan Kooxda 18-aad, kuwaasi oo dhamaystay muddada halka sanno ee ay qeybta ka ahaayeen Hawlgalkaasi. Wargeyska New Vision ee ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciiddankaasi Cusub oo maanta ka soo degay Garoonka Aadan Cadde ayaa waxay ka hoos shaqeyn doonaan Hawlgalka AMISOM, iyagoo taageeroa ka geysan doon Hawlgalladda socda ee Ammanka Somalia.

Ciiddankaasi oo ah Kooxda 21-aad  waxay beddeli doonaan Kooxda 18-aad, kuwaasi oo dhamaystay muddada halka sanno ee ay qeybta ka ahaayeen Hawlgalkaasi.

- Advertisement -

Wargeyska New Vision ee ka soo bxa magaalladda Kampala ayaa qoray inay Ciiddankaasi cusub sugi doonaan Ammaanka Xarumaha muhiimka oo ay ku jiraan Xarunta Villa Somalia, Dhismaha Barlamaanka Federalka, Dekedda Muqdisho, Garoonka Diyaaradaha iyo Saldhigga Ciiddanka AMISOM ku leeyihiin Xeradda Xalane.

Ciiddanka Cusub ee Uganda waxaa kaloo loo qorsheeeyey inay sugaan Ammaanka Saldhigyadda Ciiddanka AMISOM ee Deegaandda  Leego, Carbiska, Jaziira iyo Degmadda  Afgooyeoo dhamaantooda ka tirsan Gobalka Sh/hoose.

Uganda waxaa Somalia ka jooga in ka badan 6.000 oo Askari, waana Ciiddanka ugu badan ee Hawlgalka AMISOM.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts