HomeWararSafiirka Maraykanka u jooga Somalia oo la kulmi doono Jaalliyadda Soomaalida ku...

Safiirka Maraykanka u jooga Somalia oo la kulmi doono Jaalliyadda Soomaalida ku nool magaalladda Lewiston ee dalkaasi.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ambassador Stephen M. Schwartz oo ah Safiirkii ugu horreeyey ee Maraykanka uga wakiilka noqda Somalia muddo Rubuc Qarni ayaa la filyaa inuu maalinta Khamiista la kulmo Soomaalida ku nool magaalladda Lewiston ee dalkaasi. Danjiraha iyo Jaalliyadda Soomaalida oo ku kulmi doona Maktabadda magaalladaasi waxay Kulankooda ku eegi doonaan Go’aankii Madaxweyne Trump ee uu xayiraadda dhinaca […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ambassador Stephen M. Schwartz oo ah Safiirkii ugu horreeyey ee Maraykanka uga wakiilka noqda Somalia muddo Rubuc Qarni ayaa la filyaa inuu maalinta Khamiista la kulmo Soomaalida ku nool magaalladda Lewiston ee dalkaasi.

Danjiraha iyo Jaalliyadda Soomaalida oo ku kulmi doona Maktabadda magaalladaasi waxay Kulankooda ku eegi doonaan Go’aankii Madaxweyne Trump ee uu xayiraadda dhinaca Socdaalka ugu soo rogay dadka ka soo jeeda 6 Waddan oo Muslim ah oo ay Somalia ka mid tahay.

- Advertisement -

Ambassador Stephen M. Schwartz waxa uu ka jawaabi doonaa Su’aalaha ay weydiiyaan K-qeybgalayaasha Shirkaasi, taasi oo u badnan doonta arrinta Xayiraadda Socdaalka iyo Xaaladaha Ammaanka iyo Macluusha ka jirta Somalia.

Qaxootiga Soomaalida ku nool Lewiston waxay halkaasi deganaansho ka heleen sannadkii 2001-dii.

Dhinaca kale, Danjiraha Maraykanka u jooga Somalia waxa uu muddooyinkan dambe socdaal ku marayaa Goballadda ay dadka Soomaalida ka deggan yihiin Maraykanka, wuxuuna horey ula soo kulmay Jaalliyadda Soomaalida ku nool Goballadda Portland, Oregon, Columbus iyo Ohio.

- Advertisement -

Ambassador Stephen M. Schwartz  oo xubin ka ah Waaxda Adeegga Arrimaha Dibedda ee Maraykanka waxaa  xilka Danjirenimo ee Somalia u soo magacaabay Madaxweynihii hore ee Marayknka, Barack Obama bishii June ee sannadkii hore.

 

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts