HomeWararNinkii fuliyey Is-qarxintii ka dhacday Raashiya oo la aqoonsaday.

Ninkii fuliyey Is-qarxintii ka dhacday Raashiya oo la aqoonsaday.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Afhayeen u hadlay Hay’addaha Ammaanka ee dalkaasi ayaa sheegay in Ninka is-qarxiyey uu ahaa Nin  asalkiisu ka soo jeedo dalka Kharakihistan (Kyrgyzstan.), balse haysta dhalashadda dalka Raashiya. Ninkaasi waxaa lagu magacaabi jirey Akbarzohon Jalilov, kaasi oo sannadkii 1995-kii ku dhashay magaalladda Osh ee dalka Kyrgyzstan. Afhayeenka waxa uu ka gaabsaday inuu faahfaahin kale ka bixiyo […]

- Advertisement -

Afhayeen u hadlay Hay’addaha Ammaanka ee dalkaasi ayaa sheegay in Ninka is-qarxiyey uu ahaa Nin  asalkiisu ka soo jeedo dalka Kharakihistan (Kyrgyzstan.), balse haysta dhalashadda dalka Raashiya.

Ninkaasi waxaa lagu magacaabi jirey Akbarzohon Jalilov, kaasi oo sannadkii 1995-kii ku dhashay magaalladda Osh ee dalka Kyrgyzstan.

- Advertisement -

Afhayeenka waxa uu ka gaabsaday inuu faahfaahin kale ka bixiyo qarixii sababay dhimashadda ee shalay ka dhacday goobo laga raaco Tareenadda oo ku taalla magaalladda Saint Peterburg ee dalka Raashiya.

11-qof ayaa ku geeriyootay Qaraxaasi, iyadoo  45 kalena ku dhaawacmeen.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories