HomeWararTurkish Airlines oo maanta 60 Tan oo Raashin Nafaqaysan keentay Muqdisho.

Turkish Airlines oo maanta 60 Tan oo Raashin Nafaqaysan keentay Muqdisho.

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Maamulka Shirkadda Turkish Airlines ayaa u fududeeyey sidii Somalia loo gaarsiin lahaa Shixnadaha Mucaawanadda ee loogu tala galay dadka ku tabaalaysan Muqdisho. Diyaarad Xamuul oo aad u weyn oo Turkish Airlines ayaa maanta soo caga-dhigatay Garoonka Aadan Cadde ee magaalladda Muqdisho, waxaana Diyaaradda ku qornaa Hal-ku-dhigii caan baxay ee“The Love Army for Somalia”.  Deeqdan ayaa […]

- Advertisement -

Maamulka Shirkadda Turkish Airlines ayaa u fududeeyey sidii Somalia loo gaarsiin lahaa Shixnadaha Mucaawanadda ee loogu tala galay dadka ku tabaalaysan Muqdisho.

Diyaarad Xamuul oo aad u weyn oo Turkish Airlines ayaa maanta soo caga-dhigatay Garoonka Aadan Cadde ee magaalladda Muqdisho, waxaana Diyaaradda ku qornaa Hal-ku-dhigii caan baxay eeThe Love Army for Somalia”.

- Advertisement -

 Deeqdan ayaa waxa soo ururiyey Fannaan, Ciyaartoy iyo U-ololeeyayaal Samafal oo Kaalmadda ku ururiyey Yabooha dhinaca Aaladaha Bulshadda, sida Twitterka.

Olole dhinaca Internet oo lacago loogu uruurinayay Abaaraha Soomaaliya oo ay sameeyeen bishii la soo dhaafay shaqsiyaad caan ah oo ay ka mid yihiin Jilaaga Ben Stiller, Colin Kaepernick oo ka tirsan Naadifa Ku/cagta Mareykanka ee NFL iyo xidigaha caanka ah warbaahinta bulshada sida Jerome Jarre, kuwaasi oo  19 saacadood ku sameeyay lacag uruurin, waxaana ay uruuriyeen lacag gaareysa hal milyan oo dollar.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories