HomeWararTurkiga iyo Maraykanka oo ka wada tashanayo Dagaalka Kooxda Daacish.

Turkiga iyo Maraykanka oo ka wada tashanayo Dagaalka Kooxda Daacish.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka oo ku kulmi doona Ankara, Rex Tillerson ayaa la filayaa inuu maalinta Khamiista ee soo socota booqasho  hal malin ah ku tago Turkiga, si uu Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan iyo Wasiiro kale. Qoddobadda ay ka wada hadli doonaan ayaa waxa ubuc u noqon doonta Hawlgalka Dagaal ee Kooxda Daacish ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka oo ku kulmi doona Ankara, Rex Tillerson ayaa la filayaa inuu maalinta Khamiista ee soo socota booqasho  hal malin ah ku tago Turkiga, si uu Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan iyo Wasiiro kale.

Qoddobadda ay ka wada hadli doonaan ayaa waxa ubuc u noqon doonta Hawlgalka Dagaal ee Kooxda Daacish ee ku sugan dalka Syria iyo Arrinta Sheekh Fatxullaahi Gulen oo deggan Maraykanka, kaasi oo  lagu eedeeyo inuu ka dambeeyey Afgembigii Fashilmay ee bishii July ee sannadkii hore xilka looga tuuri laha Dowladda Madxweyne ERdogan.

- Advertisement -
 

Dhinaca kale, Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, Rex Tillerson inta uu booqanayo Turkiga  lama kulmi doono Kooxaha Mucaaradka Turkiga.

©Radio Dalsan

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts