HomeWararMaraykanka oo doonaya inay galaangal ballaaran ku yeeshaan Dagaalka Yemen.

Maraykanka oo doonaya inay galaangal ballaaran ku yeeshaan Dagaalka Yemen.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Saraakiisha ayaa sheegay inay Taageero dheeraad ah siinayaan Isbahaysiga Gacanka Carabta ee dagaalka kula jira Maleeshiyadda Xuutiyiinta ee ay Dowladda Iiraan taageerto. Taageeradda cusub ee Maraykanka waxa ku jirto Tageero dhinaca Sirdoonka, iyadoo ay Iiraan hub casri ah iyo Gantaalop Balaastik ah u soo diraan Maleeshiyadda Xuutiyiinta. Dhinaca kale, ugu yaraan 11 qof ayaa ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiisha ayaa sheegay inay Taageero dheeraad ah siinayaan Isbahaysiga Gacanka Carabta ee dagaalka kula jira Maleeshiyadda Xuutiyiinta ee ay Dowladda Iiraan taageerto.

Taageeradda cusub ee Maraykanka waxa ku jirto Tageero dhinaca Sirdoonka, iyadoo ay Iiraan hub casri ah iyo Gantaalop Balaastik ah u soo diraan Maleeshiyadda Xuutiyiinta.

- Advertisement -

Dhinaca kale, ugu yaraan 11 qof ayaa ku geeriyootay Is-qarxin iyo Is-rasaasayn ka dhacday Dhismaha Dowladda ee Degmaddea Al-xuuta ee caasimadda Gobalka Lahaj ee Koonfurta Yemen.

Ciiddanka Ammaanka ee dalkaasi ayaa sheegay in ay toogteen Dareewal waday gaari bas oo laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa, ka hor inta uusan gudaha u soo gelin Dhismaha Dowladda.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts