HomeWararQM oo ku gacan-sayrtay Codsigii Isbahaysiga Milliteri ee Sacuudiga.

QM oo ku gacan-sayrtay Codsigii Isbahaysiga Milliteri ee Sacuudiga.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Codsigaasi ayaa ku aadanaa inay QM la wareegto mas’uuliyadda Kormeerka DEkedda Xudeyda ee Galbeedka dalka Yemen. Isbahaysiga Milliteriga Sacuudiga waxay Baaqaasi jeediyeen, kadib, weerarkii lagu dilay 42 qaxooti Somali ao oo la socotay dooni maraysay meel ka baxsan Xeebha Yemen. Afhayeenka QM, Farxaan Xaq ayaa sheegay inaysan QM diyaar u ahayn inay Kormeerto Dekedda Xudeydah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Codsigaasi ayaa ku aadanaa inay QM la wareegto mas’uuliyadda Kormeerka DEkedda Xudeyda ee Galbeedka dalka Yemen.

Isbahaysiga Milliteriga Sacuudiga waxay Baaqaasi jeediyeen, kadib, weerarkii lagu dilay 42 qaxooti Somali ao oo la socotay dooni maraysay meel ka baxsan Xeebha Yemen.

- Advertisement -

Afhayeenka QM, Farxaan Xaq ayaa sheegay inaysan QM diyaar u ahayn inay Kormeerto Dekedda Xudeydah o oay Maleeshiyadda Xuutiyiinta maamulaan.

In ka badan 7,000 oo qof ayaa lagu dilay Yemen tan iyo markii ay Isbahaysiga Sacuudiga bilaabeen  weerarka ay ku hayaan Maleeshiyadda Xuutiyiinta bishii March ee sannadkii 2015-kii.

©Radio Dalsan

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts