HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo Magcaabay Xilal cusub

Madaxweyne Farmaajo oo Magcaabay Xilal cusub

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo madaxweynaha soomaaliya ayaa goor dhow magcaabay Agaasimayaal cusub,iyadoo xilalkaasina laga qaaday agaasimayaashii hore. Madaxweynaha ayaa agaasimaha guud ee madaxtooyada Villa soomaaliya u magcaabay Abuukar Daahir Cirsmaan, halka Prof  Nuur Diiriye Fuursade, uu u magcaabay la Taliyaha Madaxweynaha ee Siyaasadda iyo Istiraatiijiyadda, sidookale madaxweyne Farmaajo ayaa Maxamed Cabdullahi Axmed, u magcaabay Kaaliyaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo madaxweynaha soomaaliya ayaa goor dhow magcaabay Agaasimayaal cusub,iyadoo xilalkaasina laga qaaday agaasimayaashii hore.

Madaxweynaha ayaa agaasimaha guud ee madaxtooyada Villa soomaaliya u magcaabay Abuukar Daahir Cirsmaan, halka Prof  Nuur Diiriye Fuursade, uu u magcaabay la Taliyaha Madaxweynaha ee Siyaasadda iyo Istiraatiijiyadda, sidookale madaxweyne Farmaajo ayaa Maxamed Cabdullahi Axmed, u magcaabay Kaaliyaha Gaarka ah ee Madaxweynaha halka Cabdullaahi Yuusuf Maxamed, uu ka dhigay Agaasimaha Habmaamuuska madaxtooyada Soomaaliya, iyadoona Cabdinuur Maxamed Axmed,loo magcaabay Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada.

- Advertisement -

Xilalka magcaabistaan ee madaxweyne Farmaajo ayaa imaaneysa, xili maanta ra’isul wasaare Xassan Cali Kheyre uu ku dhawaaqay golihiisa wasiirada ee xukuumada.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts