HomeWararFaah-faahin: Magcaabista Golaha Wasiirada

Faah-faahin: Magcaabista Golaha Wasiirada

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa goor dhow lagu wadaa in lagu dhawaaqo liiska golaha cusub ee wasiirada, iyadoo xafiiska ra’isul wasaaraha ay ka socoto qabanqaabadii ugu danbeysay ee ku dhawaaqista golaha wasiirada. Ra’isul wasaare Xassan Cali kheyre aya lafilayaa waxyara kadib inuu ku dhawaaqo liiska golihiisa wasiirada cusub ee xukuumada. Wariyaha Radio Daslan Saleemaan Xaaji Axmed Raage  oo ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa goor dhow lagu wadaa in lagu dhawaaqo liiska golaha cusub ee wasiirada, iyadoo xafiiska ra’isul wasaaraha ay ka socoto qabanqaabadii ugu danbeysay ee ku dhawaaqista golaha wasiirada.

Ra’isul wasaare Xassan Cali kheyre aya lafilayaa waxyara kadib inuu ku dhawaaqo liiska golihiisa wasiirada cusub ee xukuumada.

- Advertisement -

Wariyaha Radio Daslan Saleemaan Xaaji Axmed Raage  oo ku sugan xafiiska ra’isul wasaaraha ayaa soo sheegaya in waxyar uun kadib lagu dhawaaqi doono wasiirada ayna ku suganyihiin badankood  xafiiska , waxaana ku jira siyaasiin hore usoo qabtay xilal kala duwan.

Waxaa hada hadlaya ra’isul wasaare Kheyre oo sheegaya inuu jiri doono isla xisaabtan dhab ah khudbadiisa kadibna ku dhawaaqi doono liiska wasiirada cusub.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts