HomeWararDadka Soomaalida oo Safka hore ka galay Qiimeynta Farxadda Caalamka, gaar ahaan...

Dadka Soomaalida oo Safka hore ka galay Qiimeynta Farxadda Caalamka, gaar ahaan Afrika.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Inkastoo ay Dadka Soomaalida muddo rubuc qarni ku soo nolol qaateen colaado, Fowdo Siyaasadeed iyo Macluul Daran ayaa waxay haddana ka mid yihiin Dadka ugu Dulqaadka badan, uguna farxada badan  Caalamka. Warbixintii ugu dambeysay ee ay QM ka diyaarisay Farxadda Caalamka (The latest UN World Happiness Report) ayaa shalay lagu soo bandhigay Heerka Farxadaeed ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Inkastoo ay Dadka Soomaalida muddo rubuc qarni ku soo nolol qaateen colaado, Fowdo Siyaasadeed iyo Macluul Daran ayaa waxay haddana ka mid yihiin Dadka ugu Dulqaadka badan, uguna farxada badan  Caalamka.

Warbixintii ugu dambeysay ee ay QM ka diyaarisay Farxadda Caalamka (The latest UN World Happiness Report) ayaa shalay lagu soo bandhigay Heerka Farxadaeed ee Dadyowga ku nool ilaa 155 Waddan.

- Advertisement -

Caalami ahaan, Dadka Reer Norway ayaa galay Kaalinta Koowaad, waxaana ku xiga dadka u dhashay dalalka Denmark iyo Iceland.

Warbixinta waxay Qiimeynta Qaaradda Afrika ku muujisay inay dadka Reer Algeria yihiin kuwa ugu faarxadda badan 34-Waddan ee Qaaradda Afrika.

Waxaa Kaalinta 2-aad gashay Jesiiradda Mauritius, halka Kaalinta 3-aad ay galeen dadka Reer Libya ee Dagaalka wehelka u ah.

- Advertisement -

La-yaabka Warbixinta ayaa lagu tilmaamay in Dadka Soomaalida kaalinta 5-aad Dadyowga ugu farxadda badan Qaaradda Afrika, iyadoo la og yahay inay dadka Soomaalida weli ku nolol qaataan colaado, qaraxyo, shaqo la’aan, Deganaansho La’aan  iyo Mustaqbal-xumo oo ay u sii dheer tahay Abaar iyo Macluul Daran.

Kaalimaha 6-aad iyo 7-aad ee Qiimaynta Farxadda Dadyowga Caalamka, gaar ahaan Dadka Afrikaanka waxaa kalagalay dalalka Nigeria iyo South Afrika.

Dadka Reer Kenya waxay qiimeynta Farxadda Dadka Afrika ka galeen Kaalinta 13-aad waxayna ka siihooseysaa dalka Namibia.

10-ka Waddan ee Qaaradda Afrika ee kaalimaha ugu hooseeya ka galay Warbixintaasi ayaa kala ah:-Benin, Madagascar, South Sudan, Liberia, Gini, Togo, Rwanda, Tanzania, Burundi, iyadoo dalka Afrikada Dhexe noqday kan ugu xun Qiimeynta Farxadda Dadka Afrikaanka.

Ugu dambeyntii Warbixinta ayaa lagu xusay in Dhibaatooyinka ugu muhiimsan ee soo wajahayo dadka Afrikaanka kala yihiin Shaqo La’aanta, Heerka Saboolnimadda, Cunto-yarida/Macluusha, Dembiyadda iyo Musuqa.Norway named the world’s happiest country Denmark no longer world’s happiest country: report

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts