HomeWararMuqdisho: DHAGEYSO:- Dowladda Soomaaliya oo sheegtay ku dhwaad 260 qof inay u...

Muqdisho: DHAGEYSO:- Dowladda Soomaaliya oo sheegtay ku dhwaad 260 qof inay u dhinteen cudurka shubanka labadii bilood ee la soo dhaafay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Tirakoob ay sameysay wasaarada Caafimaadka ee xukuumuda ayaa lagu soo bandhigay tirada dadka u dhintay cudurka shubnaka oo ka dilaacay deegaano kamid ah dalka,kaasi oo dhibaato ku hayo dad badan oo uu soo ritay cudurka shuban Biyoodka. Wasiir ku xigeenka wasaarada Caafimaadka Cismaan Maxamed Cabdi oo la hadlay Laanta Af-ka soomaaliga ee VOA-da ayaa sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Tirakoob ay sameysay wasaarada Caafimaadka ee xukuumuda ayaa lagu soo bandhigay tirada dadka u dhintay cudurka shubnaka oo ka dilaacay deegaano kamid ah dalka,kaasi oo dhibaato ku hayo dad badan oo uu soo ritay cudurka shuban Biyoodka.

Wasiir ku xigeenka wasaarada Caafimaadka Cismaan Maxamed Cabdi oo la hadlay Laanta Af-ka soomaaliga ee VOA-da ayaa sheegay in tirakoobkaasi laga sameeyey 13- gobol ilaa 45-tan degmo oo uu cudurkaasi ka dilaacay,waxaana uu sheegay inay udhinteen labadii bilood ee la soo dhaafay 257-ruux oo siyaaboyin kala duwan ugu geeriyooday deegaano kamid ah dalka.

- Advertisement -

Cudurka shubanka aya ka dilaacay qeybo kamid ah dalka,waxaana uu dhibaato ku hayaa dad badan oo markii hore saameen ay ku yeelatay abaarta,waxaana la soo wariyey dhimasho u sababay cudurkaasi ,iyadooo hada ay la jiifaan xarumaha caafimaad dad badan oo laliita Cudurka Shubanka.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts