HomeWararGaroowe: DHAGEYSO:- Gadiidkii ku xanibnaa koonfurta Garoowe oo la sii daayey

Garoowe: DHAGEYSO:- Gadiidkii ku xanibnaa koonfurta Garoowe oo la sii daayey

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka Dalsan ay ka heleyso magaalada Garoowe gaar ahaan Koonfurta magaaladaas ayaa ku waramaya in la sii daayey gawaari Xamuul ah oo tan iyo shalay ku xanibnaa Koontarool ku yaala koonfurta magaaladaas, kadib markii shalay ay qabasadeen halkaasi  ciidamada Daraawiishta maamulka Puntland oo ka cabanaya Mushaaraad ka maqan dhoorkii Bilood ee la soo dhaafay. Ciidamada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka Dalsan ay ka heleyso magaalada Garoowe gaar ahaan Koonfurta magaaladaas ayaa ku waramaya in la sii daayey gawaari Xamuul ah oo tan iyo shalay ku xanibnaa Koontarool ku yaala koonfurta magaaladaas, kadib markii shalay ay qabasadeen halkaasi  ciidamada Daraawiishta maamulka Puntland oo ka cabanaya Mushaaraad ka maqan dhoorkii Bilood ee la soo dhaafay.

Ciidamada ayaa xalay saqdii dhexe sii daayey gaadiid badan oo ku xayirnaa Koontoroolka magaalada Garoowe,kuuwasi oo ubadnaa Gaadiidka xamuulka,waxaana dadaalo kadib lagu guuleestay in la fasoxo gawaaridaas.

- Advertisement -

Dhinacale Saraakiisha ciidmada daraawiishta maamulka Puntland ayaa sheegay in aanan laga heesan Karin mushaaraadkooda,islamarkaana ay sameen doonaan wax kastaa oo ay ku helayaan mushaaraadkooda.

Afhayenka ciidanka daraawishta Puntland Maxamuud Axmed Gubadle ayaa sheegay  inay dulqaateen ciidamadu, hasa’ahaatee madaxda Puntland ay garan waayeen waajibaadka ka saaran ciidamaasi ,waxaana uu carabka ku dhuftay in aysan joojin gadoodka tan iyo inta ay ka helayaan mushaaraadkooda

Halkaan hoose ka dhageyso Codka

- Advertisement -

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts