HomeWararHayádda Culimada oo ku iclaamiyey 4 maalin oo Soon ah (Ujeedada iyo...

Hayádda Culimada oo ku iclaamiyey 4 maalin oo Soon ah (Ujeedada iyo xiliga uu bilaabanayo)

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Ayaa ku dhawaaqday 4 Maalin Oo Soon ah iyo In Maalinta Sabtida ah Dalka Oo Dhan Laga Oogo Salaad Roob Doon ah.   Afarta Maalin ayaa Hay’addu Sheegtay in ay ka bilaabaneyso Maalinta Arbacad ah ee na soo Aadan, Maalinta Afaraad ee Sabtiga ahna Dalka oo dhan laga Oogo Salaad Roob Doon […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Ayaa ku dhawaaqday 4 Maalin Oo Soon ah iyo In Maalinta Sabtida ah Dalka Oo Dhan Laga Oogo Salaad Roob Doon ah.

 

Afarta Maalin ayaa Hay’addu Sheegtay in ay ka bilaabaneyso Maalinta Arbacad ah ee na soo Aadan, Maalinta Afaraad ee Sabtiga ahna Dalka oo dhan laga Oogo Salaad Roob Doon ah iyadoo dadlku ay Soomaanyihiin.
 
Gudoomiyaha hayádda culimada  Sh Bashiir Axmed Salaad ayaa ku boorriyay umadda Soomaaliyeed in ay iscafiyaan ayna badiyaan Baryadda Alle si uu Eebe nooga dulqaado Abaarta iyo Colaadda ku soo noqnoqotay Soomaaliya.
 
Si kastaba Baaqa Hay’adda Cilimada ayaa ku soo beegmaya iyadoo Xaalado Bani’aadanimo oo aad looga deyrinayo ay taagantahay dalka Soomaaliya.
 
Dhinaca kale baaqan ayaa imaanaya xili Maaliyiin ka mid ah dadka Soomaaliyeed ayaa qarka u saaran Macluul, iyadoo qaar kamid ah gobalada dalka laga soo sheegayo in dadku ay u Le’anayaan Cudurrada Faafa ee ka dhashay Macluusha.
Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts