HomeWarar15 qof oo lagu daldalay dalka Urdun.

15 qof oo lagu daldalay dalka Urdun.

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wasiirka Warfaafinta ee dalkaasi, Maxamuud Al-momaani ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka PETRA in 10 ka mid ah dadka lagu fuliyey Xukunka lagu helay falal Argagixiso oo  ay ku jireen weerar lagu dilay Dalxiisayaal, Qoraa iyo xubno ka tirsanaa Ciiddanka Ammaanka ee dalkaasi. Mid ka mid Eedeysanayaasha la daldalay ayaa lagu helay Weerar sannadkii hore lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Warfaafinta ee dalkaasi, Maxamuud Al-momaani ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka PETRA in 10 ka mid ah dadka lagu fuliyey Xukunka lagu helay falal Argagixiso oo  ay ku jireen weerar lagu dilay Dalxiisayaal, Qoraa iyo xubno ka tirsanaa Ciiddanka Ammaanka ee dalkaasi.

Mid ka mid Eedeysanayaasha la daldalay ayaa lagu helay Weerar sannadkii hore lagu qaaday Dhismo ay leeyihiin Sirdoonka dalkaasi oo lagu dilay 5 Askari.

- Advertisement -

Shanta kale ee la daldalay ayaa la sheegay in lagu helay xadgudubyo dhinaca Kufsiga.

Waddanka Urdun waxay Xukunka Daldalaadda soo celiyeen sannadkii 2014-kii, kadib, markii la joojiyey ciqaabtaasi mudadii u dhexeysay 2006-ii ilaa 2014-kii.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts