HomeWararDowladda Waqooyiga Kuurya oo lagu eedeeyey Dilkii Kim Jong Nam.

Dowladda Waqooyiga Kuurya oo lagu eedeeyey Dilkii Kim Jong Nam.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wakaalladda Sirdoonka ee dalka Koonfurta Kuurya ayaa hadalkaasi ku sheegay Warbixin kooban oo ay siiyeen Xiuldhibaanadda dalkaasi, waxayna  tilmaameen inay dilkaasi soo abaabuleen Wasaaradaha Ammaanka Qaranka iyo Arrimaha Dibedda ee dalka Waqooyiga Kuurya. Warbixinta ayaa lagu sheegay inay ddilkaasi fuliyeen 8 qof oo u dhalatay dalka Waqooyiga Kuurya, kuwaasi oo 4 ka mid ah ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wakaalladda Sirdoonka ee dalka Koonfurta Kuurya ayaa hadalkaasi ku sheegay Warbixin kooban oo ay siiyeen Xiuldhibaanadda dalkaasi, waxayna  tilmaameen inay dilkaasi soo abaabuleen Wasaaradaha Ammaanka Qaranka iyo Arrimaha Dibedda ee dalka Waqooyiga Kuurya.

Warbixinta ayaa lagu sheegay inay ddilkaasi fuliyeen 8 qof oo u dhalatay dalka Waqooyiga Kuurya, kuwaasi oo 4 ka mid ah ka tirsan yihiin Wasaaradda Amniga Qarnka, halka 2 kalena ka tirsan yihiin Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalkaasi.

- Advertisement -

Kim Jong Nam oo ay isku aabe yihiin Hoggaamiyaha dalka Waqooyiga Kuurya, Kim Jong Un, ayaa waxaa bishan 13-dii lagu dilay Garoonka Diyaaradaha ee Caasimadda dalka Malaysia ee Kuala Lampur, waxaana dilkaasi loo adeegsaday Kiimiko khatar ah.

Image result for who killed kim jong namImage result for who killed kim jong nam

Image result for who killed kim jong namImage result for who killed kim jong nam

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts