HomeWararBoqolaal Xoogsato ah oo laga cayriyey Dekedda magaalladda Berbera.

Boqolaal Xoogsato ah oo laga cayriyey Dekedda magaalladda Berbera.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Hay’adda DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka ayaa la sheegay inay isbuucii hore shaqada ka cayriyeen 250- Shaqaale Deegaanka ah DP World oo Maamulka Somaliland la saxiixatay Qandaars 20-sanno ah ee Maamulka Dekedda Berbera ayaa la sheegay inay doonayso inay isbedel ku samayso Shaqaalaha ka hawlgala Dekeddaasi. Maamulka Shirkadda DP World waxay shaqaalaha Deegaanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’adda DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka ayaa la sheegay inay isbuucii hore shaqada ka cayriyeen 250- Shaqaale Deegaanka ah

DP World oo Maamulka Somaliland la saxiixatay Qandaars 20-sanno ah ee Maamulka Dekedda Berbera ayaa la sheegay inay doonayso inay isbedel ku samayso Shaqaalaha ka hawlgala Dekeddaasi.

- Advertisement -

Maamulka Shirkadda DP World waxay shaqaalaha Deegaanka u sheegay inaan loo sii baahnaan doonin shaqadooda, iyadoo ay Dekedda Berbera ka hawl-geli jireen in ka badan 950-shaqaale Muruq-maal ah

Qoraal uu Maamulka cusub shaqada ka joojiyey Shaqaalaha ayaa lagu sheegay inay suurto-gal tahay in Xoogsato kale shaqada laga joojiyo, waxayna u badan tahay inay Shirkaddu hawlgeliso Ajaaniib horey uga  hawl-geli jirey Dekedaha ay DP World maamusho.

- Advertisement -

Shaqaalaha la cayriyey ayaa dhigay Dibadbaxyo Cabasho ah, balse Maamulka Somaliland kama hadlin arrintaasi.

Shirkadda DP World waxay ku maalgelinaysaa Dekedda Berbera lacag dhan 442 million oo Dollar.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts