HomeWarar(DHAGEEYO):- Muruqmaalka Dekedda Muqdisho oo Maanta Dhigay Banaabax Cabasha Ah.

(DHAGEEYO):- Muruqmaalka Dekedda Muqdisho oo Maanta Dhigay Banaabax Cabasha Ah.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Boqolaal katirsan muruqmaalka iyo xoogsatada dekedda muqdisho ayaa maanta dhigay banaanbax ballaaran oo ahaa laba waji marna ay ku taageerayeen madaxweyne Farmaajo marna ay ku muujinayeen cabasho ay ka qabaan maamulka dekedda Muqdisho oo ay sheegeen in xaqii ay lahaayeen ladudsiiyey. Banaanbaxayaasha ayaa watay sawirada madaxweynaha iyo boorar ay ku xardhanyihiin erayo taageera ah waxaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boqolaal katirsan muruqmaalka iyo xoogsatada dekedda muqdisho ayaa maanta dhigay banaanbax ballaaran oo ahaa laba waji marna ay ku taageerayeen madaxweyne Farmaajo marna ay ku muujinayeen cabasho ay ka qabaan maamulka dekedda Muqdisho oo ay sheegeen in xaqii ay lahaayeen ladudsiiyey.

Banaanbaxayaasha ayaa watay sawirada madaxweynaha iyo boorar ay ku xardhanyihiin erayo taageera ah waxaana horkacayey masuuliyiintooda kala ah gudoomiyaha muruqmaalka Khaliif Maxamuud Ugaas, Ku xigeenkiisa Yuusuf Warsame Afrax iyo gudoomiyaha majakuusiga dekedda muqdishso Maxamuud Cusobow waxaana afaafka hore ee dekedda uu ka dhacay bananabaxaas ay kula hadleen warbaahinta.

- Advertisement -

Halkaan Hoose Ka Dhageeyso Codadka Masuuliyiinta.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts