HomeWararDEGDEG: Nin la dhashay Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya oo lagu dilay dalka Malaysia.

DEGDEG: Nin la dhashay Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya oo lagu dilay dalka Malaysia.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Nin ay isku aabe yihiin Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya oo lagu magacaabi jirey Kim Jong Nam ayaa lagu dilay Caasimadda dalka Malaysia ee Kuala Lampur. Wakaalladda Wararka ee Yonhap iyo Warbaahinnadda kale ee dalka Koonfurta Kuurya ayaa maanta baahiyey Warkaasi, iyagoo ka soo xigtay ilo aan la carabaabin. Ilo ku dhow Dowladda Koonfurta Kuurya ayaa sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Nin ay isku aabe yihiin Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya oo lagu magacaabi jirey Kim Jong Nam ayaa lagu dilay Caasimadda dalka Malaysia ee Kuala Lampur.

Wakaalladda Wararka ee Yonhap iyo Warbaahinnadda kale ee dalka Koonfurta Kuurya ayaa maanta baahiyey Warkaasi, iyagoo ka soo xigtay ilo aan la carabaabin.

- Advertisement -

Ilo ku dhow Dowladda Koonfurta Kuurya ayaa sheegay in Kim Jong Nam shalay subax lagu dilay dalka Malaysia, balse, faahfaahin dheeraad ah lama bixinin.

Telefishinka Chosun ayaa shaaciyey in Kim Jong Nam lagu sumeeyey Garoonka Diyaaradaha ee Kula Lampur, waxaana la rumeysan yahay in 2 haween oo u dhashay Waqooyiga Kuurya ka dambeeyeen arrintaasi, kuwaasi oo baxsaday.

Dhinaca kale, Boliska dalka Malaysia ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka REUTERS in Nin u dhashay Waqooyiga Kuurya oo aan la aqoonsanin uu geeriyooday inta loo sii waday Isbitaalka, isago olaga keenay Garoonka Diyaaradaha ee Kula Lampur.

- Advertisement -

Boliska weli ma caddaynin magaca Ninka geeriyooday.

Dhinaca kale, Kim Jon Nam-ka la dilay iyo Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya ee Kim Jong Un labadaba waa Wiilashii Hoggaamiyihii hore ee dalkaasi, Kim Jong Il, kaasi oo geeriyooday dabayaaqadii sannadkii 2011-kii, balse  waa kala hooyo.

©Radio Dalsan

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts