HomeWarar(SAWIRO): Ugu yaraan 16 qof oo ku geeriyootay qarax ka dhacay Pakistan.

(SAWIRO): Ugu yaraan 16 qof oo ku geeriyootay qarax ka dhacay Pakistan.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Warbaahinta Gudaha ee dalkaasi ayaa sheegay in qarax lala beegsaday Dibadabax ay Dhakhaatiirta iyo Shaqaalaha Wershadaha farsameeya Daawooyinka ka dhigayeen meel ku dhow Xarunta Barlamaanka Punjab oo ku yaalla magaalladda Lahoor. Goobjoogayaal ayaa sheegay in Nin watay mooto uu isku dhex qarxiyey Dibadbaxayaasha, iyadoo ay 2 Saraakiil Bolis ka mid yihiin dadka ku geeriyooday shilkaasi. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warbaahinta Gudaha ee dalkaasi ayaa sheegay in qarax lala beegsaday Dibadabax ay Dhakhaatiirta iyo Shaqaalaha Wershadaha farsameeya Daawooyinka ka dhigayeen meel ku dhow Xarunta Barlamaanka Punjab oo ku yaalla magaalladda Lahoor.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in Nin watay mooto uu isku dhex qarxiyey Dibadbaxayaasha, iyadoo ay 2 Saraakiil Bolis ka mid yihiin dadka ku geeriyooday shilkaasi.

- Advertisement -

Taliyihii Ciiddanka Taraafikadda ee magaalladda Lahoor, Axmed Mobeen ayaa la xaqiijiyey inuu ka mid ahaa dadkii lagu dilay qaraxasi.

Kooxda Daalibaan ayaa sheegatay qaraxaasi oo lagu dilay ugu yaraan 16-qof, laguna dhaawacay 60-kale oo ay ku jireen Suxufiyiin tebinayey Dibadbaxaasi.

Dhinaca kale, Ra’isul-wasaaraha Pakjistan, Nawaaz Shariif waxa uu si kulul u cambaareeyey qaraxaasi lagu le’day.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts