HomeWararFaah Faahin Ka soo Baxaysa Dagaal Ka Dhacay Gobolka Shabeelaha Hoose.

Faah Faahin Ka soo Baxaysa Dagaal Ka Dhacay Gobolka Shabeelaha Hoose.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Dagaalka ayaa ka dhacay degaano ku dhow degmada Afgooye ee gobolka shabeelaha hoose kadib weerar ay ku qaadeen Rag ka tirsan Alshabaab xarumo ciidamada dowladu ay ku lahaayeen deegaano hoos taga Degmadda Afgooye. Wararka aynu ka heleyno gobolka shabeelaha hoose ayaa ku waramaya in dagaalku uu geestay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac dagaalkaas oo la sheegay […]

- Advertisement -

Dagaalka ayaa ka dhacay degaano ku dhow degmada Afgooye ee gobolka shabeelaha hoose kadib weerar ay ku qaadeen Rag ka tirsan Alshabaab xarumo ciidamada dowladu ay ku lahaayeen deegaano hoos taga Degmadda Afgooye.

Wararka aynu ka heleyno gobolka shabeelaha hoose ayaa ku waramaya in dagaalku uu geestay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac dagaalkaas oo la sheegay inuu ahaa mid xoogan iyadoo daryanka hubka laga maqlayey deegaano ka baxsan halka uu dagaalku ka dhacay ee shabeelaha hoose.

- Advertisement -

Degaanka Tixsiile ayaa lagu soo waramayaa in werar ay ku qaadeen xalay dagaalyahano ka tirsan Alshabaab halkaasina ciiddamada dowlada dagaal ay kula galeen  Al-shabaab.

Gudoomiyaha shabeelaha hoose ee koonfur galbeed Ibraahim Cali Aadan Najax oo ka hadlay dagaalka waxaa uu sheegay in ciiddamadu iska difaaceen weerar gaadma ah oo ay  kusoo qaadeen shabaab waxaana uu xusay in waxyeelo ay gaarsiyeeen Al-shabaab.

Dhinacakale Shabaab war kasoo baxay waxaa lagu sheegay in Degaanka Tixsiile ay ku qabsadeen weerar ay ku qaadeen Tixsiil islamarkaana halkaas ay ku dileen Ciiddamo katirsan Dowlada.

- Advertisement -

Majirto ilo madax banaan oo xaqiijinaya qasaaraha rasmiga ee dagaalkaas marka laga tago sheegashada labada dhinac oo uu mid kastaa guulo ka sheeganayo dagaalka ka dhacay Shabeelaha Hoose.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories