HomeWararDowladda Britain iyo Ururka Jaamacadda Carabta oo u hambalyeeyey Madaxweynaha cusub ee...

Dowladda Britain iyo Ururka Jaamacadda Carabta oo u hambalyeeyey Madaxweynaha cusub ee DFS.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Britain, Boris Johnson ayaa sheegay inay Dowladiisa u hambalyeynayaan Madaxweynaha la-doortay ee Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo. Waxa uu sheegay inay Somalia samaysay Horumar weyn o oay kaga soo kabanayso Dagaalladii Sokeeye ee 20-ka sanno socday, wuxuuna xusay inay Madaxweyne Farmaajo soo wajahi doonaan Marxallado muhiim ah. Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Britain, Boris Johnson ayaa sheegay inay Dowladiisa u hambalyeynayaan Madaxweynaha la-doortay ee Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Waxa uu sheegay inay Somalia samaysay Horumar weyn o oay kaga soo kabanayso Dagaalladii Sokeeye ee 20-ka sanno socday, wuxuuna xusay inay Madaxweyne Farmaajo soo wajahi doonaan Marxallado muhiim ah.

- Advertisement -

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Britain, Boris Johnson  waxa uu sheegay inuu danaynayo Kulan uu la qaato Madaxweynaha cusub Somalia iyo inuu kala shaqeeyo sidii loo wadaagi lahaa mudnaanta sidii loo yarayn lahaa Macluusha, xaqiijinta Ammaanka o oay ku jirto Dib-u-habayan lagu sameeyo Qeybta Ammaanka Somalia

Dhinaca kale, Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta, Axmed Abu Kheyd ayaa soo dhaweeyey Doorashadda Madaxweyne Farm,aajo.

- Advertisement -

Hadal-qoraal oo uu soo saaray ayuu ku sheegay inay Dowladaha Jaamacadda Carabta sii wadi doonaan Taageeradda ay  la garab taagan Dowladda Federalka iyo Ummadda Soomaalida.

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts