HomeWararDonald Trump iyo Hoggaamiyaasha NATO oo Kulan yeelan doona

Donald Trump iyo Hoggaamiyaasha NATO oo Kulan yeelan doona

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Maraykanka waxa uu oggolaaday inuu Madaxda dalalka Isbahaysiga NATO kulan la yeesho bisha May ee soo socota, sida lagu sheegay hadal ka soo baxay Aqalka Cad. Donald Trump waxa uu khadka Telefoonka kula xiriiray Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga NATO, Jens Stoltenburg oo ay ka wada hadleen Arrimaha NATO iyo colaad ka socota Bariga dalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maraykanka waxa uu oggolaaday inuu Madaxda dalalka Isbahaysiga NATO kulan la yeesho bisha May ee soo socota, sida lagu sheegay hadal ka soo baxay Aqalka Cad.

Donald Trump waxa uu khadka Telefoonka kula xiriiray Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga NATO, Jens Stoltenburg oo ay ka wada hadleen Arrimaha NATO iyo colaad ka socota Bariga dalka Ukraine.

- Advertisement -

Wada-sheekeysiga Labadaasi Hoggaamiye ayaa ku soo beegmay, iyadoo uu Donald Trump horey u sheegay inuu Dowladaha xubnaha ka ah NATO kordhiyaan kharajka ay ku bixiyaan Hawlaha  Isbahaysiga, si Maraykanka looga qaado culayska dhaqaale ee uu ku bixiyo Hawlaha NATO.

©Radio Dalsan

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts