HomeWarar(Faahfaahin + Sawiro): Mid ka mid ah Shaqaalaha Dekedda Muqdisho oo ku...

(Faahfaahin + Sawiro): Mid ka mid ah Shaqaalaha Dekedda Muqdisho oo ku geriyooday qarax loogu xiray gaarigiisa.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Goobjoogayaal ayaa u sheegay Radio Dalsan in Marxuum Mustaf Jeylaani Aba Sheekh oo ka tirsanaa Shaqaalaha Dekedda Muqdisho uu ku geeriyooday qarax loogu xiray gaarigiisa, xilli uu marayey  Wadada Beyxaani ee magaalladda Muqdisho. Marxuumka ayaa la sheegay inuu si xun ugu dhaawacmay qaraxaasi, wuxuuna ku geeriyooday Isbitaalka. Gaariga oo noociisa ahaa Spaccio ayaa waxa uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa u sheegay Radio Dalsan in Marxuum Mustaf Jeylaani Aba Sheekh oo ka tirsanaa Shaqaalaha Dekedda Muqdisho uu ku geeriyooday qarax loogu xiray gaarigiisa, xilli uu marayey  Wadada Beyxaani ee magaalladda Muqdisho.

Marxuumka ayaa la sheegay inuu si xun ugu dhaawacmay qaraxaasi, wuxuuna ku geeriyooday Isbitaalka.

- Advertisement -

Gaariga oo noociisa ahaa Spaccio ayaa waxa uu ku qarxay meel ku dhow Bar ay Ciiddanka Dowladda wax ku baaraan.

Marxuumka waxa uu xilligaasi ku sii jeeday hoygiisa oo ku yaalla Degmadda Kaaraan, sida ay sheegeen dad ehel la ah.

- Advertisement -

Qarax 2

Qarax 3

 

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts