HomeCaalamkaDooni ay la socdeen Dalxiisayaal u dhashay Shiinaha oo lagu la’ yahay...

Dooni ay la socdeen Dalxiisayaal u dhashay Shiinaha oo lagu la’ yahay Xeebta dalka Malaysia.

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Sarkaal u hadlay Ciiddanka Badda Malaysia ayaa sheegay in Doonidaasi oo ay la socdeen 31-qof oo 28 ka mid Dalxiisayaal ahaayeen lagu waayey meel ka baxsan Xeebta Borneo

Doonidaasi ayaa la sheegay inay ka shiraacatay Xeebta Degmadda Kota Kinabalu, waxayna ku sii jeeday Jesiiradda loo dalxiis tago ee Mengalum, ka hor intaysan deign.
Kooxaha Gurmadka ayaa baadi-goob ugu jira Dalxiisayaasha la la’ yahay, balse dadaalka gurmadka ayaa la sheegay inuu gaabis ku socdo sababo la xiriira Cimilada oo xun iyo Badda oo kacsan.
Qunsuliyadda Shiinaha ku leeyihiin Degmadda Kota Kinabalu ayaa ka codsatay Dowladda in la dardar geliyo Dadaalka Baaritaanka Dalxiisayaasha la la’ yahay.
©Radio Dalsan

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories