HomeCaalamkaMoroko oo 32 sanno kadib loo oggolaaday xubinnimadda Ururka Midowga Afrika.

Moroko oo 32 sanno kadib loo oggolaaday xubinnimadda Ururka Midowga Afrika.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Hoggaamiyayaasha Dowladaha Afrika oo haatan Shirkooddii 28-aad ku leh magaalladda Addis Abeba ayaa u codeeyeey inay Dowladda Moroko dib ugu soo biirto Ururka AU-da, kadib, markii ay horey uga baxday sannadkii 1984-kii. 39 ka mid ah Madaxda 54-ka Waddan ee ka tirsan Ururkaasi ayaa u codeeyey arrintaas, iyadoo Dowladaha Algeria, Koonfurta Afrika iyo kuwa Galbeedka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hoggaamiyayaasha Dowladaha Afrika oo haatan Shirkooddii 28-aad ku leh magaalladda Addis Abeba ayaa u codeeyeey inay Dowladda Moroko dib ugu soo biirto Ururka AU-da, kadib, markii ay horey uga baxday sannadkii 1984-kii.

39 ka mid ah Madaxda 54-ka Waddan ee ka tirsan Ururkaasi ayaa u codeeyey arrintaas, iyadoo Dowladaha Algeria, Koonfurta Afrika iyo kuwa Galbeedka Afrika u ololeeyeen in Moroko ku soo laabato xubinnimadda Ururka Midowga Afrika.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Wasiirkii Arrimaha Dibedda ee dalka Chad ayaa loo doortay Guddoomiyaha cusub ee AU-da, kadib, markii ay dhowr Murashax kula tartameen Xilkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts