HomeCaalamkaDonald Trump oo amray in la diyaariyo qorshe lagu wiiqi karo Kooxda...

Donald Trump oo amray in la diyaariyo qorshe lagu wiiqi karo Kooxda Daacish.

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Waxa uu u sheegay Saraakiisha Waaxda Gaashaandhigga inay ka fekeraan Qorshahaasi, isla markaana ay muddo 30-maalmood ku soo gudbiyaan Qorshaha Bilowga ah iyo Faahfaahinta Kharajka ku bixi kar Kooxda Daacish ayaa horey u sheegatay mas’uuliyadda dhowr weerar oo ka dhacay gudaha Maraykanka iyo kuwo lala beegsaday Hawlgalladda Milliteriga Maraykanka ee ku sugan Bariga Dhexe. Saraakiisha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxa uu u sheegay Saraakiisha Waaxda Gaashaandhigga inay ka fekeraan Qorshahaasi, isla markaana ay muddo 30-maalmood ku soo gudbiyaan Qorshaha Bilowga ah iyo Faahfaahinta Kharajka ku bixi kar

- Advertisement -

Kooxda Daacish ayaa horey u sheegatay mas’uuliyadda dhowr weerar oo ka dhacay gudaha Maraykanka iyo kuwo lala beegsaday Hawlgalladda Milliteriga Maraykanka ee ku sugan Bariga Dhexe.

Saraakiisha Milliteriga Maraykanka ayaa rumeysan in si degdeg leh looga guuleysan karo Daacish haddii Ciiddanka Maraykanka loo adeegsado halkii laga adeegsan lahaa Dagaalamayaasha Deegaanka ee dalalka Syria iyo Iraq.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts