HomeWararXasan Sheekh Maxamuud oo noqday Murashaxii 12-aad ee isku diiwaan geliyey Loolanka...

Xasan Sheekh Maxamuud oo noqday Murashaxii 12-aad ee isku diiwaan geliyey Loolanka Madaxtinimadda.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Sii-hayaha Xilka Madaxweynaha JFS, ahna Murashax Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta iska xaadiriyey Xarunta Guddiga Doorashadda Madaxweynaha ku leeyihiin Villa Hargeysa ee magaalladda Mudqisho. Murashax Xasan Sheekh ayaa buuxiyey dhamaan Shuruudaha Muraxashnimdda, waxayna Guddiga Doorashadda siiyeen Shahaadada Caddaynta Murashaxnimadiisa, waana markii Labaad ee uu isku ssoo taago Xilkaasi. Doorashadani waxay ka miisaan  iyo xamaasad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sii-hayaha Xilka Madaxweynaha JFS, ahna Murashax Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta iska xaadiriyey Xarunta Guddiga Doorashadda Madaxweynaha ku leeyihiin Villa Hargeysa ee magaalladda Mudqisho.

Murashax Xasan Sheekh ayaa buuxiyey dhamaan Shuruudaha Muraxashnimdda, waxayna Guddiga Doorashadda siiyeen Shahaadada Caddaynta Murashaxnimadiisa, waana markii Labaad ee uu isku ssoo taago Xilkaasi.

- Advertisement -

Doorashadani waxay ka miisaan  iyo xamaasad culus tahay Doorashadii hore ee dhacday sannadkii 2012-kii.

Dhinaca kale, Kala-bar Murashixiinta Madaxtinimadda ayaa is-diiwaan geliyey, iyadoo ilaa la filayo inay Murashixiinta dhiman is-diiwaan geliyaan ilaa berrito, sida uu qorshaha Guddiga Doorashadda ahaa.

Dhinaca kale, qaar ka mid Murashixiinta Madaxweynah ayaa la hadal-hayaa inay ka bixi doonaa Tartanka Madaxtinimadda, kuwaasi oo lagu micneeyey dib-u-gurashadooda si ay ugu tanaasulaan Murshixiinta kale ee ay Isbahaysiga leeyihiin.

- Advertisement -

Khamiistii la soo dhaafay, Ra’isul-wasaarihii hore ee DKMGS, Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa noqday Murashixii ugu horreeyey ee xilka Madaxweyne ee u tanaasulo Murashax kale ee C/qaadir Cosoble, wuxuuna ballan qaaday inuu ku taageerayo Ololihiisa Doorashadda.

©Radio Dalsan

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts