(DEGDEG+SAWIRO) Rakaabkii la socday Diyaaradii ay afduubteen Taageerayaasha Qadaafi oo la sii daayey.
Date:
Date:
Waxaa la soo gebagebeeyey Afduubkii Diyaarad Rakaab oo laga leeyahay dalka Libya oo ay dabley hubeysan ka soo dejiyeren Garoonka Diyaaradaha ee Malta. Faahfaahinta la soco goor dhow.