HomeWararAfduubayaashii Diyaaradda Afriqiyah Airways oo isku dhibay Boliska Malta.

Afduubayaashii Diyaaradda Afriqiyah Airways oo isku dhibay Boliska Malta.

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Muuqaalo laga baahiyey Telefishinadda ayaa laga arkayey Afduubayaasha oo isku dhiibay Ciiddanka Malta,lana jeebadeeyey. Afduubayaasha waxay sheegeen inay ka tirsan yihiin Taageerayaasha Hoggaamiyihii dalka Libya ee la dilay,Kolonel Mucamar Al-qadaafi. Rakaabkii la socday Diyaaradaasi oo tiradoodu dhamayd 109 qof iyo shaqaalihgii Diyaaradda ayaa si nabad ah kaga degay Diyaaradaasi oo laga soo qafaashay Hawada dalka […]

- Advertisement -

Muuqaalo laga baahiyey Telefishinadda ayaa laga arkayey Afduubayaasha oo isku dhiibay Ciiddanka Malta,lana jeebadeeyey.

Afduubayaasha waxay sheegeen inay ka tirsan yihiin Taageerayaasha Hoggaamiyihii dalka Libya ee la dilay,Kolonel Mucamar Al-qadaafi.

- Advertisement -

Rakaabkii la socday Diyaaradaasi oo tiradoodu dhamayd 109 qof iyo shaqaalihgii Diyaaradda ayaa si nabad ah kaga degay Diyaaradaasi oo laga soo qafaashay Hawada dalka Libya.

Diyaaradda oo nooceedu ahaa A320 oo ku jirtay Duullimaad ay isaga gooshaysay magaalladda Sabxa iyo Tripoli  ayaa lagu khasbay inay u soo jiheysato Jesiiradda Malta oo 500-KM dhanka Waqooyi kaga toosan Xeebaha Libya.

Mid ka mid ah Afduubayaasha ayaa u sheegay Shaqaalaha Diyaaradda inuu wato Bam-gacmeed, kuna khasbay in Diyaaradda laga dejiyo Jesiiradda Malta.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Ra’isul-wasaaraha Malta. Joseph Muskhat waxa uu dhigiisa dalka Libya, Fayes Alsaraj kala hadlay Falkii Afduubka iyo dadaalka Dhexdhexaadinta ee lala lahaa Afduubayaasha.

T

©Radio Dalsan

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories