HomeWarar(DEGDEG + SAWIRO): Boqolaal Tahriibayaal oo ku geeriyootay doonyo ku degay Xeebaha...

(DEGDEG + SAWIRO): Boqolaal Tahriibayaal oo ku geeriyootay doonyo ku degay Xeebaha Libya.

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Hay’adda Socdaalka Caalamiga ee IMO ayaa sheegtay inay ugu yaraan 240 Qaxooti ah naftooda ku waayeen kadib, markii in ka badan 2 dooni ku degeen meel ka baxsan Xeebaha dalka Libya ee Badda Mediterranean Sea. Koox ka mid ah Qaxootigaas oo ay ku jireen kudhawaad 20 Haween  iyo  carruur ayaa la sheegay inay shalay galab […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’adda Socdaalka Caalamiga ee IMO ayaa sheegtay inay ugu yaraan 240 Qaxooti ah naftooda ku waayeen kadib, markii in ka badan 2 dooni ku degeen meel ka baxsan Xeebaha dalka Libya ee Badda Mediterranean Sea.

Koox ka mid ah Qaxootigaas oo ay ku jireen kudhawaad 20 Haween  iyo  carruur ayaa la sheegay inay shalay galab la degtay dooni nooca caagga la buufiyo,

- Advertisement -

Afhayeenka Hay’adda IOM, Flavio di Giacomo ayaa sheegay inay doonidaasi degtay dhowr saacadood kadib, markii ay ka shiraacatay Xeebaha Libya, iyagoo ku sii wajahnaa Xeebaha Talyaaniga.

Wararka ayaa sheegayo in inta badan Qaxootiga quuseen, xilli ayt Kooxaha Gurmadfka yimaadeen goobta ay Doonida ku degtay.

Waxaa la soo badbaadiyey ku-dhawaad 27 qof, waxaana la soo saaray 12 mayd oo ay ku jireen 3 carruur ah.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Dooni ay la socdeen ku-dhawaad 120 Tahriibayaal ayaa la sheegay inay ku degtay halkii ay ku degtay doonidii hore, waxayna Kooxaha Gurmadka sheegeen in la soo badbaadiyey 2 Haween oo keliya dadkii la socday doonida 2-aad ee ku degtay Xeebaha Libya.

tahriibayaal-2

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts