HomeWararMadaxweynaha “ Wadada Wadnaha waxaaa lagu dhisay canshuurta shacabka Soomaaliyeed”

Madaxweynaha “ Wadada Wadnaha waxaaa lagu dhisay canshuurta shacabka Soomaaliyeed”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xarigga ka jiray Wadada Wadanaha ee magaalada Muqdisho oo ay dib u dhis ku sameysay dowladda Soomaaliya . Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Yusuf Xuseen Jimaale ayaa sheegay in dib u dhiskaan lagu sameeyey wadada Wadnaha ay ka qeyb ka tahay baaqii Madaxweynaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xarigga ka jiray Wadada Wadanaha ee magaalada Muqdisho oo ay dib u dhis ku sameysay dowladda Soomaaliya .

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Yusuf Xuseen Jimaale ayaa sheegay in dib u dhiskaan lagu sameeyey wadada Wadnaha ay ka qeyb ka tahay baaqii Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh oo ahaa dalkaaga dhiso.

- Advertisement -

Madaxeynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamud oo ka hadlay furitaanka wadada ayaa sheegay in wadada Wadnaha lagu dhisay canshuurta a bixiyaan shacabka Soomaaliyeed .

“Wadadaan oo muddo dheer aanan helin dib u dhis, waa la dhisay sidaad aragtaan , waxaana laga dhigay wado qurux badan . Wadadaan waxaa lagu dhisay hanti iyo xoog Soomaaliyeed, tani waa biloow tusaale u ah inaan isku tashanay, waxna qabsan karno. Dhammaan dadka Soomaaliyeed waxaan leeyahay hambalyo hana arkeen awoodda ay leeyihiin oo ay dalkooda ku dhisanayaan. Qorshaheenu wuxuu yahay inaan dhisno dhammaan waddooyinka ku yaala magaalooyinka iyo kuwa isku xiray gobollada dalka oo dhan”

Ugu dambeyntii, Madaxwenaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahad-celiyey shacabka Soomaaliyeed sida ay uga qeyb qaadanayaan dib u dhiska dalkooda.

- Advertisement -

–Dhammaad—

Shador Haji
Agaasimaha Warfaafinta
Madaxtooyada Soomaaliya
E-mail: shadorhaji@presidency.gov.so
www.villasomalia.gov.so

WAdada
IB0A7647
Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts