HomeWararSaaxiibadda Somalia oo Walaac ka muujiyey Dagaalka Galmudug iyo Puntland ku dhex...

Saaxiibadda Somalia oo Walaac ka muujiyey Dagaalka Galmudug iyo Puntland ku dhex marayo Gaalkacyo.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Qoraal Wadajir oo ay Muqdisho si wadajir ah uga  soo saareen QM,Miodwga Afrika, Midowga Europe, Maraykanka iyo IGAD ayaa ku baaqay in la qaado Tallaabo si degdeg ah loogu joojinayo colaadda ka soo cusboonaatay Gaalkacyo, laguna dilay ugu yaraan 6 qof. “Waxaan ugu baaqaynaa Hoggaamiyayaasha Galmudug iyo Puntland inay isticmaalaan Awoodooda sidii degdeg loogu dhameeyn […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qoraal Wadajir oo ay Muqdisho si wadajir ah uga  soo saareen QM,Miodwga Afrika, Midowga Europe, Maraykanka iyo IGAD ayaa ku baaqay in la qaado Tallaabo si degdeg ah loogu joojinayo colaadda ka soo cusboonaatay Gaalkacyo, laguna dilay ugu yaraan 6 qof.

“Waxaan ugu baaqaynaa Hoggaamiyayaasha Galmudug iyo Puntland inay isticmaalaan Awoodooda sidii degdeg loogu dhameeyn lahaa Dagaalkaasi, lana kormeero Heshiiska Xabbad-joojinta ee ay Hoggaamiyayaasha Beelaha iyo Hoggaamiyayaasha Diinta wada gaareen bishan October 9da” sidaa waxaa yiri Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Guud ee QM ee Somalia, Michael Keating.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray in Labo Maamul ee ka tirsan Dowladaha xubnaha ka ah Federalka in lagu imtixaami doona sida ay Isku xakameeyaan iyo in ay Ciiddankooda Ammaanka ka saaraan Gaalkacyo iyo hareeraheeda, si loo dhiso Tallaabooyin abuuri kara Kalsooni wadajir ah.

Hadalka Qoraalka ee ay soo wada saareen Saaxiibadda Somalia waxaa lagu soo dhaweeyey dadaalka Odayaasha Deegaanka, Culumaa’udiinka iyo Hoggaamiyayaasha kale ee Bulshadda si loo joojiyo Dagaalka Gaalkacyo iyo in la yareeyo Xiisadaasi.

Qoraalka ayaa lagu sheegay inay Labada Dowlad-gobaleed waxay dagaalameen mar hore, kaasi oo sababay dhimashp, Barakac, Burbur Hantiyeed, iyadoo Boqolaal qof oo Rayid ah horey uga barakaceen Dagaaladaasi..

- Advertisement -

Wararka Deegaanka ayaa sheegay in ku-dhawaad 40 qof lagu dilay dagaal lagu hoobtay oo sannadkii hore dhacay, kaasi oo soo cusboonaaday markii la dhisay Maamulka Galmudug State.

Dhinaca kale, Saaxiibadda Caalamka waxay ugu baaqeen Madaxda Galmudug iyo Puntland inay dhaqan-geliyaan Heshiiskii Nabadda ee ay kala saxiixdeen bishii December ee sannadkii hore ee 201-kii, kadib, dagaalkii dhacay dabayaaqadii bishii November ee sannadkii hore.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts