HomeWararMuwaadin Maraykan oo horey u gubay Goob Ganacsi oo ay dad Somali...

Muwaadin Maraykan oo horey u gubay Goob Ganacsi oo ay dad Somali lahaayeen oo la xukumay.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Eedeysanaha oo lagu magacaabo Mattew Gust oo 26 jir ah ayaa shalay la soo taagay Maxkamad, isagoo lagu soo oogay inuu ka dambeeyey dab baab’iyey Baar ay Ganacsato Soomaaliyeed ku leeyihiin magaalladda Graand Forks ee  Gobalka North Dakota ee dalka Maraykanka. Dacwad-oogayaasha waxay Falkaasi ku tilmaameen mid salka ku hayo Colaad Isir-nacayb hagoogsan. Eedeysanaha ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Eedeysanaha oo lagu magacaabo Mattew Gust oo 26 jir ah ayaa shalay la soo taagay Maxkamad, isagoo lagu soo oogay inuu ka dambeeyey dab baab’iyey Baar ay Ganacsato Soomaaliyeed ku leeyihiin magaalladda Graand Forks ee  Gobalka North Dakota ee dalka Maraykanka.

Dacwad-oogayaasha waxay Falkaasi ku tilmaameen mid salka ku hayo Colaad Isir-nacayb hagoogsan.

- Advertisement -

Eedeysanaha ayaa lagu helay inuu Waaberigii hore ee bishii December 8-dii ee sannadkii hore uu dhalo laga buuxiyey Baansiin ku tuuray Baar ay Ganacsato Soomaali ku leeyihiin magaalladda Grand Forks.

Khasaaraha ka dhashay Dabkaasi baabi’iyey Dhismaha Baarka Jubba Café ayaa la sheegay inuu gaarayo 250,000 oo Dollar.

Dhinaca kale, Garsooraha Maxkamadda magaalladda Grand Forks waxa uu  Eedeysane Mattew Gust ku xukumay Xabsi 15 sanno ah.

- Advertisement -

Matthew Gust 1 JUBBA

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts