HomeWararMucaaradka Oromiya oo walaac ka muujiyey xaalladda Hoggaamiyayaal ku xiran Xabsiga Qilinto.

Mucaaradka Oromiya oo walaac ka muujiyey xaalladda Hoggaamiyayaal ku xiran Xabsiga Qilinto.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kooxda Mucaaradka Qowiyadda Oromadda ee OFC ayaa sheegtay inaysan war u haynin Xaalka 6 ka mid ah Hoggaamiyayaashooda iyo Maxaabiis kale oo ku xiran Xabsigaasi oo uu dhawaan dabku ka kacay. Mucaaradku waxay tilmaameen in Guddoomiye-xigeenka OFC, Bekele Gerba iyo Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee OFC, Dejene Tafa ka mid yihiin Maxaabiista ku xirnaa Xabsiga Qilinto. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxda Mucaaradka Qowiyadda Oromadda ee OFC ayaa sheegtay inaysan war u haynin Xaalka 6 ka mid ah Hoggaamiyayaashooda iyo Maxaabiis kale oo ku xiran Xabsigaasi oo uu dhawaan dabku ka kacay.

Mucaaradku waxay tilmaameen in Guddoomiye-xigeenka OFC, Bekele Gerba iyo Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee OFC, Dejene Tafa ka mid yihiin Maxaabiista ku xirnaa Xabsiga Qilinto.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Hadal Qoraal ayey Dowladda Ethiopia soo saartay ayey ku sheegtay inay 21 qof ku geeriyoodeen Dabkaasi, inkastoo aysan shaacinin magacyadda dadka  ku geeriyooday Xabsigaas.

Sidoo kale 2 Maxbuus ayaa toogasho lagu dilay, xilli ay doonayeen inay ka baxsadaan dabka qabsaday Xabsigaasi oo ku yaalla duleedka Addis Abeba.

ETHIOPIA2

- Advertisement -

 ©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts