HomeWararMaraykanka oo ugu baaqay Dowladda Federalka  inay muujiyaan Rabitaan Siyaasadeed oo baahsan...

Maraykanka oo ugu baaqay Dowladda Federalka  inay muujiyaan Rabitaan Siyaasadeed oo baahsan iyo Hay’addo Dimuqraadi oo shaqeynayo.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Danjiraha Maraykanka u joogta QM, Ambassador Samantha Power ayaa baaqaasi ka sheegtay hadal kooban oo ay ka jeedisay Kulan ay Golaha Ammaanka ee QM kaga hadleen Dhismaha Nabadda ee Qaaradda Afrika. “ Marka saddexaad ee ugu dambaysa, Hoggaamiyayaasha Soomaalida waa inay muujiyaan Rabitaan Siyaasadeed si loo sameeyo Awood Dowladeed oo ballaaran iyo in la horumariyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Danjiraha Maraykanka u joogta QM, Ambassador Samantha Power ayaa baaqaasi ka sheegtay hadal kooban oo ay ka jeedisay Kulan ay Golaha Ammaanka ee QM kaga hadleen Dhismaha Nabadda ee Qaaradda Afrika.

“ Marka saddexaad ee ugu dambaysa, Hoggaamiyayaasha Soomaalida waa inay muujiyaan Rabitaan Siyaasadeed si loo sameeyo Awood Dowladeed oo ballaaran iyo in la horumariyo Hay’addo Dimuqraadi oo shaqaynayo” ayey tiri Ambassador Samantha Power.

- Advertisement -

Waxay intaasi ku dartay in Nabadda jillicsan ee ka jirta Somalia lagu guuleysan karo hadba tallaabadda siyaasadeed ee Dowladda Federalka ku tallaabsanayso.

Danjiraha Maraykanka u joogta QM, Ambassador Samantha Power waxay sheegtay inkastoo aan weli lagu guuleysanin Dadaalkaasi in loo baahan yahay inay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Dowladiisa dardar geliyaan Tababarista Ciiddanka Qaranka Soomaaliyeed (Somali National Army) iyo dadaalka Dhismaha Hay’addaha Dowladda.

Ambassador Samantha PowerWaxay kaloo sheegtay in Dowladda Federalka Somalia looga baahan yahay inay xoojiyaan Badbaadinta Xuquuqda Aadanaha, oo ay ku jirto inay xushmeeyaan Xorriyadda Hadalka ee Waraabhinta iyo in Ciiddamadda Ammaanka lagula xisaabtamo dembiyada iyo gabood-falka ay galaan.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Danjiraha Maraykanka u joogta QM, Ambassador Samantha Power waxay ugu baaqday Dowladda Federalka inay qaado Tallaabo lagu ballaarinayo Deegaanadda ay maamusho, waxayna hoosta ka xariiqay inaysan nabad keeni Karin guulaha ay Ciiddamadu gaaraan ilaa Dowladda ay isku ballaariso Deegaanadda gacanteeda ku jira.

 

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts