HomeWararKenya oo ka digtay haddii la jaro Dhaqaalaha AMISOM inay khatari ku...

Kenya oo ka digtay haddii la jaro Dhaqaalaha AMISOM inay khatari ku jirto Ammaanka Somalia.

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Kenya, Aamina Mohamed Jibriil ayaa hadalkaasi ka sheegtay Khudbad ay ka jeedisay  Shir ay xubnaha Golaha Ammaanka ee QM ku yeesheen Xarunta Dhexe ee QM ee magaalladda New York kaga hadleen Djismaha Nabadda Somalia.

Waxay sheegtay haddii la doonayo Nabadda Geeska Afrikaa inay Beesha Caalamka sii wadaan Kharajka lagu socodsiiyo Hawlgalka  Ciiddanka AMISOM.

Waxay intaasi ku dartay in Tallaabadda ay Midowga Europe ku dhimeen Taageeradda ay siiyaan Hawlgalka AMISOM ka hor imaanayso dadaalka loogu jiro Deganaanshaha Qaraadda Afrika.

Dowladaha Midowga Europe waxay bishii Janaayo sheegeen inay 20% jareen Lacagaha Mushaaraadka ee la siiyo Ciiddanka AMISOM oo tiradoodu dhan tahay 22,000 oo Askari.

“Waa muhiim inaan sii wadno Malagelinta AMISOM iyo Hawlaha kale ee Nabad-ilaalinta ee Afriuka” ayey tiri Amina Mohamed Jibriil    oo intaasi ku dartay in Dhaqaale kasta oo la jaro inaysan ku jirin  Heshiiska Hawlaha Nabadda ee Qaaradda Afrika.

©Radio Dalsan

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories