HomeWararAskar Ugandese oo ku dhaawacantay qaraxyadii lala beegsaday Xarunta AMISOM ee Muqdisho.

Askar Ugandese oo ku dhaawacantay qaraxyadii lala beegsaday Xarunta AMISOM ee Muqdisho.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Afhayeenadda Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM, Kabtan Flavia Telimulungi ayaa sheegtay inay 2 Askari kaga dhaawacantay qaraxyadii mataanaha ee ay Alshabaab shalay la beegsadeen Xarunta ugu weyn ee Hawlgalka AMISOM. Afhayeenadda oo Khadka Telefoonka kula hadashay Wargeyska Daily Monitor ee ka soo baxa magaalladda Kampala ayey tilmaamtay inay Askartaasi ku dfhaawacmeen, kadib, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenadda Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM, Kabtan Flavia Telimulungi ayaa sheegtay inay 2 Askari kaga dhaawacantay qaraxyadii mataanaha ee ay Alshabaab shalay la beegsadeen Xarunta ugu weyn ee Hawlgalka AMISOM.

Afhayeenadda oo Khadka Telefoonka kula hadashay Wargeyska Daily Monitor ee ka soo baxa magaalladda Kampala ayey tilmaamtay inay Askartaasi ku dfhaawacmeen, kadib, markii 2 gaari oo laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa lala beegsaday Askarta Uganda ee ilaalada ka haysay Albaabka weyn ee laga soo galo ee Saldhigga AMISOM ee Xalane.

- Advertisement -

Waxay intaasi ku dartay inay dhaawacyo fudud soo gaareen Askartaasi,waxayna beenisay inay Askar Ugandese ah ku geeriyoodeen Qaraxyadaasi.

Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay Isqarxintii Mataanaha ee shalay subax lala beegsaday Xarunta AMISOM oo ay ku yaallaan Xafiisyadda QM, kuwa Hay’addaha Samafalka Caalamiga.

Qaraxyadaasi ayaa waxaa ku geeriyooday ilaa 15 qof oo ay ku jiraan Ciiddamadda AMISOM iyo Qandaraaslayaasha dhinaca Ammaaanka ee Xeradaasi. 

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts