HomeWararAskar Kenyan la dhaawacay iyo Taangi lagu gubay duleedka Degmadda Lamu.

Askar Kenyan la dhaawacay iyo Taangi lagu gubay duleedka Degmadda Lamu.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

In ka badan  5 Askari oo Kenyan ah ayaa la sheegay in laga daaweynayo dhaawacyo ka soo garaay kadib,markii ay miino la kacday Taangi ay la socdeen oo marayey  Deegaanka Ishakani ee Bariga magaalladda Laamu ee Kenya. Ciiddankaasi ayaa ku hawlanaa sidii ay Kaymaha uga jari lahaayeen deegaanka laga dhisayo Derbiga dhinaca Ammaanka ee laga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

In ka badan  5 Askari oo Kenyan ah ayaa la sheegay in laga daaweynayo dhaawacyo ka soo garaay kadib,markii ay miino la kacday Taangi ay la socdeen oo marayey  Deegaanka Ishakani ee Bariga magaalladda Laamu ee Kenya.

Ciiddankaasi ayaa ku hawlanaa sidii ay Kaymaha uga jari lahaayeen deegaanka laga dhisayo Derbiga dhinaca Ammaanka ee laga dhisayo xuduudka ay Kenya la wadaagto Somalia.

- Advertisement -

Ilo Boliska Kenya ayaa sheegay inuu khasaaro xooggan soo garaay Taangiga dul maray Miinadda, iyadoo Taangigu noqday mid aan dib loo adeegsan Karin.

Dhinaca kale, Taliyaha Ammaanka Laamu, Joseph Kanyiri ayaa sheegay inay baarayaan khasaaraha ka dhashay Qaraxaas.

Xarakadda Alshabaab ayaa la sheegay inay ka dambeeyeen miinadda waxyeelladda gaarsiisay Tangiga ay Ciiddanka Kenya lahaayeen.

- Advertisement -

Bishan July 10-dii, in ka badan 10 ka tirsan Boliska GSU ee Kenya ayaa ka badbaaday qarax miino oo ay Alshabaab la beegsadeen Gaari ay wateen oo marayey Degaanka Baure ee Bariga magaalladda Laamu.

Alshabaab ayaa bedeshay xeeladaha dagaal ee ay ka fuliyaan gudaha Kenya iyo dhulka xuduudka ee ay Kenya la wadaagto Somalia.

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts