HomeWararSarkaal ka tirsan Ciidamada dowladda oo goordhow lagu dilay M/Muqdisho

Sarkaal ka tirsan Ciidamada dowladda oo goordhow lagu dilay M/Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kooxo hubeysan ayaa Goordhow qeybo ka mid ah degmada Dharkenley ee Gobolka Banaadir  waxa ay ku dishay Sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya. Sarkaalka oo Magaciisa lagu soo koobay Yuusuf,ayaa la sheegay in xiliga la dilayay uu ku sugnaa Goob Ganacsi uu ku lahaa Xaafada Macalin Nuur ee degmada Dharkenley. Goobjoogayaal ayaa waxa ay Dalsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo hubeysan ayaa Goordhow qeybo ka mid ah degmada Dharkenley ee Gobolka Banaadir  waxa ay ku dishay Sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya.

Sarkaalka oo Magaciisa lagu soo koobay Yuusuf,ayaa la sheegay in xiliga la dilayay uu ku sugnaa Goob Ganacsi uu ku lahaa Xaafada Macalin Nuur ee degmada Dharkenley.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa waxa ay Dalsan u sheegen in kooxdii ka dambeysay dilka Sarkaalka oo ka tirsanaa Ciidamada Milateriga Soomaaliya ay goobta isaga baxsadeen.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa goobta gaaray,kuwaas oo haatan wada baaritaano ku aadan in ay gacanta ku dhigaan dadkii ka dambeeyay dilkaas.

Goordhow ka la socda faah faahinta Warkaan Radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts